Wasaaradda shaqada XFS oo wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda sharciga howlgebka shaqaalaha rayidka+SAWIRRO
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda XFS sharciga howlgabka shaqaalaha rayidka ...
















