WAR GELIN: Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Dib u Bilaabaysa bixinta Baasaboorka
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee ...
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee ...
Madaxweyne ku xigeenka KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada ayaa daahfuray ...
Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe ee Magaalada Dhusamareeb ayaa u Fariistay imtixaanka Shahaadiga ah oo loo qaadayo si Mideysay,waxaana ...
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka wadatashiga maamul goboleedyada. Shirka ...
Waxaa Imtixaanka shahaadiga ah fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe u fadhiisan doona maanta Ardeyda ku sugan Magaalada Muqdisho iyo gobollada ...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ayaa kaga qaybgashay aaladda fogaan aragga shirweyne caalami ah oo looga ...
Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada booliska Gaalkacyo Saldhig ciidan boolis oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada ...
Galabnimadii arbacada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa waxay duqeyn xagga cirka ku qaadeen kooxda ...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug qado sharaf ugu sameeyey madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho