Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa Magacaabay Guddoomiyaha guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed. ...
















