Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada caafimaadka dowlad goboleedka ย puntland oo gacan ka heleysa midowga Yurub ayaa maanta magaalada Galkacyo gaarsiisay agab loogu tala galay Ka hortaga daweynta iyo daryeelka xanuunka Covid 19 kaasi ay ku wareejiyeen ,maamulka gobolka mudug kuwaasi oo u qeybin doono dhammaan xarumaha caafimaadka ee Magaalada Gaalkacyo.

Agabkaan ayaa isugu jira dareeraha gacmaha lagu dhaqdo,maryaha afka lagu xirto,gacmo gashi iyo qalab kale oo dhammaan loogu talagalay ka hortaga cudurka Karoona feyrus.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026

Munaasabad ka dhacday magaalada Galkacyo waxaa ka hadlay Xirsi Xuseen Nuur (Dirir) oo ka socday hay’adda caafimaadka aduunka ee magaceeda loosoo gaabiyo ย WHO ayaa ka warbixiyay tirada agabkaan caafimaad ee ay gaarsiiyay Galkacyo waxaana uu sheegay in agabkaan uu ka kooban yahay 27615 qeybood oo isugu jira kuwo loogu talagalay ka hortaga iyo daaweynta xanuunka Covid 19.

โ€œAgabkaan waxa uu ka koobanyahay 27615 qeybood oo dhammaan loogu talagalay ka hortaga cudurka safmarka ah Covid-19 waxaana ula jeedadu tahay inaan qeybteyna ka qaadano xakameynta iyo dabar goynta cudurkaan. Ayuu hadalkiisa ku daray Xirsi Xuseen.

Maamulka gobolka mudug oo maanta la wareegay aqabkaan ayaa ka mahadceliyay waxaana ay sheegeen iney u baahnaayeen.

Isku duwaha wasaarada caafimaadka Gobalka mudug ee puntland Cabdi naasir sheekh ibraahim ayaa sheegay in agabka la soo gaarsiiyay gobalka mudug uu yahay mid baahi weyn loo qabay marka loo eego saameynta xanuunku uu ku leeyahay Gobalka.

Tags: Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro
Previous Post

Galmudug oo uga digtay Ciidamadeedu in ay ka qeyb-qaataan Dagaal Beeleedyada

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In