Madaxweyne Farmaajo oo Billad Sharaf Guddoonsiyay Xubno ka tirsan Guddigii Qaban qaabada 60 Guuradii +Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha ...
















