Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka Dalalka Carabta “SAWIRRO”
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda ...
















