Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka Oo Digniino Horleh Soo Saartay Oo Ku Saabsan Dabeylo iyo Fatahaado
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS waxey digniin la xariirta cabsi laga qabo fatahaado iyo dabeylo u direysaa dhammaan bulshooyinka ...















