Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti 43-Guurada kasoo wareegtay Xornimada dalkaas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo ...
















