DAAWO: Xuska munaasabadda 60- guurada ka soo wareegatay xornimada dalka oo ka socoto Muqdisho
Munaasabad lagu xusayo 60 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay ...
Munaasabad lagu xusayo 60 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandooska DANAB ayay ku dileen mid kamid ah horjoogeyaasha argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa dhinaca ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka labo beelood oo dhowaan ...
Magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo waxaa laga dareemayaa xiligan diyaar garowga Todobaadka Xoriyadda dalka Oo habeenimada caawa ku beegan ...
Shil Gaari oo sababay Dhimashada saddex ruux ayaa ka dhacay meel qiyaas ahaan Degmada Dangorayo ee Gobalka Nugaal u jirta ...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa maleeshiyaatka Xuutiyiinta iyo kuwa taageera oo beegsaday goobo dad rayid ...
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku ...
Taliyaha ururka 5 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska Danab, Gaashaanle Xasan Aadan ciraaqi, ayaa sheegay in ay dileen ...
Maamulka dowlada hoose ee dagmada Galkacyo ee Galmudug ayaa maanta bilaabay dhismaha waddo laami ah, taas oo noqaneysa tii Sadexaad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho