Senator Naciimo Oo Soo Dhoweysay Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanku Meelmariyay
Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siisay Radio Muqdisho ...
Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siisay Radio Muqdisho ...
Kulanka 6-aad kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacbaka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...
Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kala wareegtay Hay’adda World Vision qalab loogu tala galay Kahortagga iyo baaritaanka ...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa nasiib daro ku tilmaamay Madbacado lagu soo qabtay ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay Ciidan magaalada Muqdisho gadood ugu sameeyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay ...
Ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo gor-gor oo siwada jir ah u howlgalaya ayaa maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab kasaaray degaanada ...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo todabaadyadii u danbeeyay kormeero ku marayay deegaano ka tirsan gobalaka mudug ayaa ...
Axmed Macalin Xasan oo uu maanta u magacaabay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu noqdo Maareeyaha Guud ee Hay’adda ...
Hoggaamiyihii aqlabiyada Baarlamaanka Dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa Saakay laga qaaday xilkaasi, waxaana lagu beddelay, Amos Kimunya . Aaden ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho