Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta ganacsiga dalka
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo ah guddoomiyaha guddida heer Qaran ee fududeynta Ganacsiga ...
















