Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan
Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee uu asiibay cudurka Corona Virus ee adduunka oo dhan ayaa kor u dhaafay 13 milyan, ...
Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee uu asiibay cudurka Corona Virus ee adduunka oo dhan ayaa kor u dhaafay 13 milyan, ...
Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID, ayaa shaaciyay in maanta oo talaado ah taariikhduna ku beegantahay 14-ka bisha July ee danadka ...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo xalay soo xeray shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalmahana ...
Khubara dhanka caafimaadka u qaabilsan Ruushku ayaa dhawaan ku dhawaaqay inay ku guleeysteen dhammaystirka tijaabooyinkii ugu horeyay ee uu maray ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta waxa ay saxiixday Siyaasadda Tallaalka ...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay madaxda Warbaahinta gaarka ah iyo ururrada ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Kulan deg deg ah oo looga hadlayay Qasaarihii uu geestay roobkii ka da’ay magaalada muqdisho ayaa galabta lagu qabtay Xarunta ...
Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa ka warbixiyay saameynta uu imtixnaadka ku yeeshey Roobabkii xalay ka da'ay magalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho