Guddoomiyahah golaha shacabka oo oo ka tacsiyadeeyay geerida danjire Ciise Dheere
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ...
















