Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ayaa kaga qaybgashay aaladda fogaan aragga shirweyne caalami ah oo looga ...
















