Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda ee gobolka Hiiraan oo kormeeray suuqa qudaarta Beladweyne oo howlo biyo looga dhurayo ay ka socotay “SAWIRRO”
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Maadeey ayaa komeer howleed ku tegay suuqa qudaarta ee Beladweyne, ...















