Aqriso War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyadda ee Magaalada Dhuusomareeb.
Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed ...
















