Maamulka Degmada Howlwadaag oo ka warbixiyay dadaallada maamulka ee ku aadan wacyigelinta Fayruska Karoona
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Mustaf Cali Khayre ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal xoogan ku bixiyay sare u qaadidda wacyigelinta bulshada, ...
















