Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo Sacuudiga ku Cadaadinaya in ay qaadaan xayiraadda saaran Qatar

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo Sacuudiga ku Cadaadinaya in ay qaadaan xayiraadda saaran Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay qortay warbaahinta Aljazeera, dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadineysa dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka in ay qaadaan xayiraadda saaran dalka Qatar isla markaana shirkadda diyaaradaha Qatar Airways u ogolaadaan in ay ku duusha hawadooda.

Madaxweyne  Donald Trump ayaa hogaanka Sacuudiga ku tirtirsiinaya in ay dhameeyaan xayiraadda saaran Qatar, sida saraakiil ka tirsan Mareykanka iyo Sacuudiga u sheegeen wargeyska Wall Street Journal ee Mareykanka ka soo baxa.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa xiriirka diplomaasiyadda u jarey Qatar shantii Juun 2017, ayagoo ku eedeeyay in Doxa taageerto isla markaana maalgeliso argagaxisada inkastoo Qatar ay iska diiday eedehaas.

Talaabadan maamulka Trump ay ku dhaqaaqeen ayaa la xiriirta xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran, waxayna Mareykanku doonayaan in dhaqaalaha Iran ka soo galay isticmaalka hawadeeda ee diyaaradaha Qatar laga joojiyo, sida laga soo xigtay saraakiisha.

“Waxaa isa soo taraya baahida loo qabo in si deg deg ah loo xaliyo arrinta hawada,” ayuu yiri sarkaal Mareykan ah. ” Waxaa xasaasiyad ka qabnaa lacagta aadeysa Iran ee ay bixiso Qatar Airways.”

Walaaca dhabta ah ayaa ah in Ciidanka Mareykanka ka tirsan saldhiga Al Cudeid ee Qatar ku yaala ayaa isticmaala diyaaradaha ganacsiga ee Qatar kuwaas oo mara hawada Iran.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo C/fataax Jeyte u magacaabay Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Dhakhaatiir, Dawo iyo Agab Caafimaad u direy degmada Caabud-Waaq +Sawirro

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Dhakhaatiir, Dawo iyo Agab Caafimaad u direy degmada Caabud-Waaq +Sawirro

Dowladda Soomaaliya oo Dhakhaatiir, Dawo iyo Agab Caafimaad u direy degmada Caabud-Waaq +Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In