Ra'isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra'isulwasaarihii ...
Xili labadii maalin ee ugu dambeeysay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay kawadeen howlgalo lagu bur-burinayay degaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan maleeshiyaadka ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ay Hoggaamineysay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi-galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa Ka Tacsiyadeeyey Geeridi Ku Timid Allaha ha ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Khayre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Mareeye ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Geerida ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aalada fogaan aragga kula shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho