Dhallinyaro Dhir Beeris Ka Fuliyay Dugsiga Tababarka Booliska Ee Jeneraal Kaahiye “SAWIRRO”
Dhallinyarada Ururka Nabadda Cagaaran ee Soomaaliya ayaa inka badan lixdan geed ku talaalay xarunta Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye, ...
Dhallinyarada Ururka Nabadda Cagaaran ee Soomaaliya ayaa inka badan lixdan geed ku talaalay xarunta Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye, ...
Munaasabad ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan laguna maamuusayay 60 sano guuradii ka soo wareegatay xornimada Dalka iyo israacii ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqo Yaasiin oo hadleysay doorka Haweenka ee ka qaybgalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay ...
Xuska 60 sano guuradii ka soo wareegatay xornimada Dalka iyo israacii labada Gobolka ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay magaalada ...
Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ ...
Munaasabadda xuska 60 guuradii kasoo wareegtay markii Goballada koofureed xuroobeen oo xalay lagu qabtay dagmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa ...
Taliyaha qaybta 60-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka oo safar shaqo uga soo kicitimay magaalada Baydhabo ayaa gaaray degmada Walaweyn ...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga ...
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho