Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Oo Xariga Ka Jaray Fagaaraha Midnimada “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta xariga ka jaray fagaaraha Midnimada oo laga hirgeliyay xaruntii ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta xariga ka jaray fagaaraha Midnimada oo laga hirgeliyay xaruntii ...
Agaasimaha Waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Farxiyo Samaan Maxamed ayaa ku dhawaaqday in ...
Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga Ibrahim Kalin oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay arrimo kala duwan oo dhinaca siyaasadda u badan ...
Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiisha booliska Hirshabeelle iyo maamulka Gobalka Shabelaha Dhexe ayaa socdaal wacyi galin ah ...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax miinada dhulka lagu aaso ah oo saaka ka dhacay degmada Hodan ...
Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka Dhacay magaalada Muqdisho Sida aaynu wararka ku helnay qaraxan ayaa ...
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele ...
Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee loogu tala galay Maareynta Musiibooyinka. Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho