Wasiirka Caafimaadka Oo Ku Baaqday In Wadajir Looga Qayb Qaato Dadaallada Lagu Xakameynayo Faafitaanka Feyruska Karoona “SAWIRRO”
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood ...















