Madaxweyne Farmaajo Oo Villa Soomaaliya Ku Qaabilay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. ...
















