Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Mohamed Laftagareen ayaa Xilkaqaadis ku sameyey Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta ...















