Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad shacab ah oo ku dhintay qarax Miino oo saaka ka dhacay Duleedka Baydhabo

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Dad shacab ah oo ku dhintay qarax Miino oo saaka ka dhacay Duleedka Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay duleedka magaaladaasi.

Inta la ogyahay 5 qof  ayaa geeriyootay 7  kalena waa dhaacay,qaraxaasi oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Hareeri-kaadiyow oo qayaasa ahaantii 3 KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaaladaasi Baydhabo,sida uu soo sheegayo wariyaheena Baydhabo Siraaji Sheekh Isxaaq.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Labo kamid ah dadka dhintay ayaa ahaa 9 qof oo dhaawacyadooda  isbitalka guud ee magaalada Baydhabo  la geeyay,halka 3 kamid ahna lagu soo waramayo in isla goobta maqaayadda qaraxa uu ka dhacay ay ku geeriyoodeen.

Qarax oo ayaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay goob Maqaaxi ah,iyadoo dadkii ku waxyeeloobay oo shacab ahaa la geeyay isbitaalka guud ee magaalada Baydhabo halkaasi oo lagu dabiibayo.

Ciidamada ammaanka ayaa halkaasi ka wada howlgallo baaritano ah oo amaanka lagu sugayo,iyadoo la aaminsanyahay in falalka nuucaan ah ay geystaan maleeshiyada Al-shabaab.

Previous Post

Qabanqaabada munaasabad lagu lagsoo dhaweynayo madaxweynaha Galmudug oo ka socota Guriceel

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In