Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa ...
Ururuka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan deg deg ah gelinkii ee maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa magacaabay guddi ka kooban 10 ...
The Somali National Army (SNA) has today liberated Jannaale town, about 95 kilometers South-West of Mogadishu from Al Shabaab terrorist ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa taliska Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay xoreynta deegaanka Jannaale oo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa tallooyin caafimaad oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasi oo la ...
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho