Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug.
Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Danab ayaa xalay Howlgal qorshaysan waxa ay ka sameeyeen deegaanka Wargalo oo hoostaga ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Danab ayaa xalay Howlgal qorshaysan waxa ay ka sameeyeen deegaanka Wargalo oo hoostaga ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta komeer ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo ...
Ciidaanka Kumaandooska Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidamada Africom ee Mareykanka ayaa howlgal lagu dilay xubno ka tirsan maleeshiyada AL-shabaab ka sameeyay ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Maanta ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kula kulmay, xubno ka tirsan golaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho