Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukumadda Soomaaliya oo qalab looga hortago Covid-19 geysay Buuhoodle +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Xukumadda Soomaaliya  oo qalab looga hortago Covid-19 geysay  Buuhoodle +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.

Wasiirka Bidhaan oo garoonka diyaaradahaย  magaalada Buuhoodle kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen in qiimeyn ay ku sameeyaan xaaladaha Caafimaadka deegaanka iyo iyo Arrimo kale.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Maamulka iyo qeybo ka mid ah bulshada ayaan kusoo dhaweeyay wasiirka iyo wafdigiisa markii ay gareen halkaasi.

Wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan warsame iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ka amba baxay garoonka Aadan cade ee magaalada Muqdisho waxaana ay geeyeen agab Caafimaadka oo looga hortaga Cudurka Safmareenka ah ee Covid-19.

Dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan dalka oo dhan kawada howlaha lagu xakameynayo cudurkaan caalamka afeeyay ee Karoona waxaana ay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolada dalka ay gaarsiiyay agabyo caafimaad oo ay qeyb ka yihiin kuwa lagula tacaalo bukaanada qaba caabuqa iyo kuwa looga hortago.

Tags: Xukumadda Soomaaliya oo qalab looga hortago Covid-19 geysay Buuhoodle +Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Waare oo golahiisa wasiiradda kala hadlay xaalada Baladweyne+sawirro

Next Post

Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Next Post
Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In