Maamulka Gobolka Gedo oo howlo kormeer ah ku tegay saldhiga booliska degmada Luuq “SAWIRRO”
Guddomiye ku-xigeenka Gobolka Gedo Cisman Nur Xaji iyo Taliyaha Qeybta booliska Gobolka Gedo Gaashaanle Dhexe Cabdiqadir Cumar Biixi ayaa kormeer ...
Guddomiye ku-xigeenka Gobolka Gedo Cisman Nur Xaji iyo Taliyaha Qeybta booliska Gobolka Gedo Gaashaanle Dhexe Cabdiqadir Cumar Biixi ayaa kormeer ...
Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 oo Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa iska ...
Sanadihii ugu dambeeyay waxaa sii kordhayay is dhexgalka iyo wadanoolaanshaha bulshooyinka Soomaaliyeed iyo kuwo Turkiga ee wadankaasi kunool,kadib markii ay ...
Tuulooyinka Buur-fuule, Oobaale, Diinlaaw, Timire hurawa, Kaluundi iyo kuwa kale ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay gaareen Fatahaada wabiga Shabeelle oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka ...
Wabiga Shabeelle ayaa hadda si buuxda ugu fatahay xaafadaha magaalada beledweyne ee gobolka Hiiraan halkaas oo wariyaasheenu soo warinayaan in ...
Dhallinyaradaan ayaa isugu yimid inay ka dhiidhiyaan dagaallo ka soo cusboonaaday Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiiq iyo deegaanno ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenada gobolka Banaadir ...
Masuuliyinta Maamulada Galmudug ,Puntland ,Waxgaradka Degaanka Iyo Talista Qaybta 21aad Ee Ciidanka Xooga ayaa kawada Qayb-qaatay Heshiisiinta Beela wada-dega Gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho