Madaxweyne Farmaajo oo kulan dhiirri gelin ah la qaatay Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee la tacaalaya xakameynta cudurka COVID-19 “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiirri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, ...















