Madaxweyne Farmaajo oo uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka fulinta codsigiisii ku aaddanaa matalaadda siyaasadeed ee Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta ...
















