Dowladda Soomaaliya oo fasaxday Shaqaalaha Dowlada iyo kuwa gaarka ah.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay'adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda ...















