Guddoomiye Cumar Filish oo kormeer lagu hubinayo Bandowga ka sameeyay dhowr Degmo+Sawirro
Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka ...
Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka ...
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay diyaaradii ku dhacday degmada Bardaale ee Gobolka Baay,taas oo ay ku ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Isniin ah guddoontay deeqdii ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan ...
Diyaarad ay leedahay African Airways oo ah Nooca 30 qof qaada, kana kacday Muqdisho, ku hakatay Baydhabo ayaa ku burburtay ...
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...
Ugu horeyn Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisku DFS ah waxay mar labaad u diraysaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed hambalyo ku aadan 03 ...
Mashruucaan dib udhiska iyo qalabeynta loogu sameeynayo qeybaha ay ka kobantahay Xarunta Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho