Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir iyo xeerka kuraasta Gobollada Waqooyi “SAWIRRO”
Kulanka 6-aad kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacbaka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ...
















