Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga soo warinayaa xaalado adag oo xagga nolosha ah, waxaana kordhay khasaaraha soo ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shir guddoomiyay kulan (Video Conference) ah oo ku saabsanaa ...
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Sabti ah guddoontay shixnad ...
Kulan looga hadlay wacyigelinta bulshada ee ka hortaga cudurka COVID-19 isla markaana lagu bogaadiyey ciidamada xoogga dalka ee Gobolka Bakool ...
Wasiirka gargaarka, wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo howl wadeenna ka socda wasaaradda Tamarta iyo biyaha ayaa gargaar gaarsiiyay magaalada Baardheere ee ...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay warbixinta ku sadaasha fatahaadaha iyo daadadka roobka Guga ee ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xersi Warfaa ayaa maanta booqday isbitaalka Martini oo loo asteeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho