Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ka doodayo Xeerka Matalaada Gobolka Banaadir iyo Xeerka kuraasta Goboladda Waqooyi.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah waxa ay Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanayaan kulamo ...
















