Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray deegaano hoostago Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud.
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada ...
Marxuum Ciise Dheere waxa uu ku dhashay Muqdisho 1942, waxaana sanadkii 1965 ka qalinjebiyay Machadka Diiniga Alazhar ee Muqdisho, isla ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ...
Dhismahaan madaxtooyada cusub oo laga hirgeliyey magaallo madaxda gobolka bakool ee xuddur waa madaxtooyadii sedexaad ee maamulka koofur galbeed uu ...
Garoonka kubadda Cagta ee eng. Yariisow waxaa maanta oo talaada ah ka furnay Tartanka Kubada Cagta ee Kooxaha Kubadda Cagta ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 27 bukaan ay ka bodsadeen cudurka covid-19 markii ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka ceelguula halkaas oo si weyn loogu soo ...
Xoghyaha joogta wasaaradda qorsheynta, maal-galashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Aadan iyo masuuliyiin kale oo ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho