Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Turkiga oo ka wadahadlay iskaashiga xakameynta COVID-19
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay xaqiijin iyo dabagal ku sameysay caawa dhalashada bisha Ramadaan, Hase ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay qaataan ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoyska ...
Laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, Bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho ayaa muda hal saac ah laga ...
Ku-simaha Safiirka Soomaaliya ahna Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Djibouti mudane Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe ayaa Madaxda Qaranka iyo guud ahaan ...
Waxa sharaf ii ah in aan ka qeyb galo shir ay guddoominaysay Agaasimaha guud ee Hey'adda Lacagta Adduunka Kristalina Georgieva ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ...
war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Hay’addaha amniga ay gacanta ku ...
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya guutada 16aad ee Danab ayaa Howlgal nabad diidka looga Saarayo Dhulka xeebta ah Saakay ka billaabay Degaanada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho