Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo go’aanno ka soo saartay masaajidda dalka
Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saaray go'aanno la xiriira Coronavirus. Oo ku socda masaajidda ku yaalla dalka. ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saaray go'aanno la xiriira Coronavirus. Oo ku socda masaajidda ku yaalla dalka. ...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka ...
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay soo kordheen 49 kiis oo cusub oo Covid19 ah, kuwaas oo ...
Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee ...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga ...
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fartay maamulayaasha isbitaallada gaarka loo leeyahay inay bukaannada daryeelka caafimaad usoo doonanaya ay u ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa Khadka Internetka kaga qeyb galay Shir looga hadlayay wada shaqeynta ...
Wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay fal dambiyeedka kufsiga oo dhawaanahaan ku soo badanayey dalka. Halkaan ...
Qeybinta deeqdaan ayaa waxey hordhac u tahay barnaamijka Taakuleynta dadka danyarta ah oo bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku caawiso ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho