Golaha Aqalka Sare oo akhrinta labaad marsiinayo Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed.
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku leh Kulan ka mid ah kulankoodii caadiga ...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku leh Kulan ka mid ah kulankoodii caadiga ...
Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda waxaa maanta ku soo gaba-gaboobay shirkii horumarinta Maaliyadda Dalka ee ay ka qeyb galeen ...
Ciidamada amaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay dhagar qabe Xudeyfe oo maanta walxaha qarxa ku xiray gaari ...
Dowladda Jabuuti ayaa si adag u cambaareeysay dilkii nasiib darrada ahaa ee 20 kii Bishan loo geestay marxuumad, Elmaas Elman ...
Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta xukuumada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay baaqashada muxaadaradii la qorsheynaayay in uu qabto Shiikh ...
Xisbiyadda siyaasadeed ee mucaaradka ah ee ka jira dalka Tanzania ayaa diiday inay ka qeyb galaan doorashooyin hoose oo maalinta ...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayaa meel mariyay Hindise-Sharciyeedka Golaha ...
Mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan uga socda xaruntooda ayaa akhrinta koowaad marsiiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2018-ka. ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga horyimid daraasad qaldan oo Jaamacad ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho