Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska dowlad gobaleedkan Galmudug oo kormeeray Mashaariic hormarineed oo ka socday magaalada Gaalkacyo.
Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dowlad gobaleedkan Galmudug Axmed Dhiblaawe casir oo ay wehliyeen masuuliyiinta maamulka dagmada ...
















