Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa
Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.30 April 13,2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa. ...














