Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo tababar u furtay howlwadeenno laga keenay deegaannada Hirshabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay ololaha wacyigelinta ka hortagga cudurka COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta tababar ku saabsan wacyigelinta cudurka Coronavirus u furtay xubno laga kala keenay deegaannada Hirshabeele.

Cuduka Coronavirus oo dunida ku sii faafaya ayna cadeeysay Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in laga helay gudaha dalka kiisas la xiriira cudukaasi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Xubnahaani ayaa muddada ay qaadanayaan tababarka waxaa loo diyaarinayaa sidii bulshada ay u fahamsiin la haayeen khatarta COVID-19 iyo sida looga hortagi karo.

Guddoomiyaha Degmada Jowhar Cismaan Maxamed Mukhtaar ayaa ka codsaday ka qeyb galayaasha tababarka inay ka faa’iideystaan fursadan oo ay ka qeyb qaataan wacyigelinta bulshada.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Muxudiin Mukhtaar Macalin ayaa kula dar daarmay xubno ka qeyb galay tababarka inay casharada ay si fiican u qaataan, ayna xoojiyaan sidii ay bulshada u gaarsiin lahaayeen wacyigelinta looga hortagayo cudurka COVID-19.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar ka soconayay wacyigelinta cudurka Coronavirus.

 

Previous Post

Madaxda Maamulka Degmada Gaalkacyo oo hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka

Next Post

African Union Congratulates Somali National Armed Forces On Their 60th Anniversary

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo u diray xuska 60 guurada aas aaska ciidanka xoogga dalka

African Union Congratulates Somali National Armed Forces On Their 60th Anniversary

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya,...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In