Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19, ...
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa shaaciyay in si dadka looga badbaadiyo qatarta COVID-19, dowladda Federaalka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay ...
12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaa soo lagu aas aasay ciidan ka kooban ...
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) and Head of AMISOM, Ambassador Francisco Caetano Madeira, ...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta tababar ku saabsan wacyigelinta cudurka Coronavirus u furtay xubno ...
Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo qeybah bulshada ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, taas oo ku aadan 60 ...
Maamulka Gobolka Gedo, kan Degmada Luuq ayaa ugu baaqay inay wax ka qabtaan buundada Degmada Luuq oo laga cabsi qabo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho