Shirka guddiga qaran ee Covid-19 oo looga hadlay soo celinta Muwaadiniinta ku xanibay dalka dibaddiisa
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga ka hortagga COVID-19,kaasi oo looga hadlay ...















