Shir looga hadlaayey kobcinta dhaqaalaha iyo qaabka canshuur qaadista oo lagu qabtay Magaalada Dhuusomareeb.
Shirkan oo looga hadlayey Dhanka Dhaqaalaha iyo sidii loo samayn lahaa Qaadista Canshuuraha iyadoo la waafajinayo Habka Maaliyada iyo isla ...















