Dowladda oo shaacisay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ...
Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Jadwalka wareegga 1aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka JADWALKA WAREEGGA 1-AAD EE ...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii laga helay cudurka COVID-19 ay geeriyoodeen, 41 xaaladood ...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh oo ka jawaabeysa Cabasho koronta uga timid ...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jaraa'id u qabtay ku qabtay Muqdisho ...
Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ayaa sheegaya in wabiga Jubba ee mara degmadaasi uu xalay iyo saaka ku fatahay ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay xaqiijin iyo dabagal ku sameysay caawa dhalashada bisha Ramadaan, Hase ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay qaataan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho