Norway Oo Soomaaliya Ku Caawineysa Deyn Dhan $353 Milyan
War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Norway, ayaa lagu sheegay in Norway ay ...
War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Norway, ayaa lagu sheegay in Norway ay ...
Shirkan oo muddo todobaad ah ka socdey magaalada beydhabo ee xarunta gobalka baay ayaa waxaa loo qabtey masuuliyiinta maamulada gobalada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu ...
Guuliye Xareed Muxumed iyo Cabdale Naasiri Ibraahim oo ka tirsaa Kooxda Nabadiidka Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga ...
Dib u dajinta Barakacayaasha ku nool gobolka Mudug waxaa iska kaashanayaan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Ururadda Samafalka qaarkood. Saynab Cismaan ...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ee dalka ayaa Muqdisho uga qayb galay Munaasabad lagu shaacinayey Websit loogu talo galay in ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho