Guddiga madax bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa Tababar dhanka Soohdinta ah u furay Xubno ka socday maamulka Hirshabelle
Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeen Guddigga madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa waxaa ka faaiideysanaya xubno ka socda ...