Ciidamada Xoogga dalka oo gacan ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsan aruurinta lacagaha baadda ah iyo maleeshiyaad kale
Howlgalo baaritaanno ah oo ay degaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ay ka sameeyeen ciidamadda Kumaandooska xoogga dalka ayaa waxay kusoo qabteen ...
















